Golaha Shacabka oo maanta dooranaya guddoomiye cusub iyo laba musharrax oo is haya
Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta u fadhiya doorashada guddoomiyaha cusub ee Golaha, kaddib markii xilka uu bannaanaaday bilo ka hor.