Hay’adda UKMTO oo Xaqiijisay in Markab Laga Afduubtay Khaliijka Cadmeed loo soo Jiheeyay Biyaha Soomaaliya
Hay’adda Badbaadada Ganacsiga Baddaha ee Boqortooyada Midowday (UKMTO) ayaa xaqiijisay in markab ganacsi oo dhowaan lagu afduubtay biyaha Guba Khaliijka Cadmeed loo leexiyay dhanka biyaha dalka Soomaaliya.
Warka oo dhammaystiran ka akhri Goobjoog ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Goobjoog.