KT
Shirkadaha Korontada Muqdisho oo Kordhiyey Qiimaha Korontada, Iyagoo Sababta ku Xiray Dagaalka Bariga Dhexe
Shirkadaha korontada ee Beco, Muqdisho Power iyo Blue Sky ayaa waxaa ay kordhiyeen qiimaha korontada ee magaalada Muqdisho, iyadoo halkii kiilowaat-saac lagu daray shan senti oo doollar ah.…
Ka akhri Kaab TV ↗