G
Goobjoog
· 1 saac ka horCaalamka

Sheekh Xamad Bin Khaliifa Al Thaani: Hoggaamiyihii Carbeed ee Jabiyay Go’doominta  marinka Gaza

Geerida Amiirkii hore ee Qatar, Sheekh Xamad Bin Khaliifa Al Thaani, ayaa dib u soo nooleysay xusuusta kaalintii uu ku lahaa taageerada shacabka Falastiin, gaar ahaan Marinka Gaza.

Warka oo dhammaystiran ka akhri Goobjoog
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Goobjoog.