G
Goobjoog
· 3 saac ka hor

Burcad-badeed Soomaali ah lagu eedeeyay inay afduubteen markab shidaal oo marayay xeebaha Yemen

Wararka ka imanaya Gacanka Cadmeed ayaa sheegaya in markab shidaal oo lagu magacaabo Asana laga qafaashay meel u dhow xeebaha gobolka Xadramowt ee dalka Yemen, iyadoo maamulka ilaalada xeebaha Yemen…

Warka oo dhammaystiran ka akhri Goobjoog
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Goobjoog.