Dalalka NATO oo Trump ku qanciyey heshiisyo cusub iyo sare u qaadida miisaaniyada isbaheysiga

Shirkii sanadlaha ahaa ee isbaheysiga NATO oo labadii maalmood ee lasoo dhaafay Ankara ka socday ayaa kusoo dhamaaday balanqaadyo horleh oo uu Mareykanka ka helay dalalka xulafada la ah inay iibsan doonaan hub badan oo uu dalkaasi soo saaro.
Warka oo dhammaystiran ka akhri Horseed Media ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Horseed Media.