RJ
Radio Jowhar
· 1 saac ka hor

MW Xasan Sheekh oo la kulmay hoggaanka beelaha iyo wada-hadallada hoggaanka Hirshabeelle oo xoogeystay

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan kula yeeshay hoggaamiyaha dhaqanka beesha Xawaadle, Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan Ugaas Khaliif, iyo siyaasiyiin sare oo ka…