KT
Kaab TV
·

Maxkamadda Sare oo dowladda u qabatay Khamiista inay difaac sharciyeed ka keento dacwadda Dastuurka Cusub

Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ayaa dowladda Federaalka u qabatay Khamiista, 22-ka October 2026, inay soo gudbiso difaaceeda sharciyeed ee la xiriira dacwad uu madaxweynihii hore ee dalka, Sheekh…