HM
Horseed Media· 1 saac ka horOpenAI oo shaacisay dhacdo aan hore loo arag: Model AI ah oo si iskood ah u fuliyay weerar dhanka internetka ah

Warbixinta OpenAI waxay sheegtay in AI-du aysan helin amar toos ah oo lagu weeraro shirkadda kale, balse ay si madax-bannaan u dooratay tallaabooyin ay u aragtay inay ka caawinayaan inay gaarto…
Warka oo dhammaystiran ka akhri Horseed Media ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Horseed Media.