A
Allbanaadir
· Siyaasad

Somaliland oo joojisey qiimo kordhin ay sameeyeen Shirkadaha Korontada

Xukuumadda Somaliland ayaa soo saartay go’aan lagu joojinayo qiimo-kordhin ay dhowaan sameeyeen qaar ka mid ah shirkadaha korontada ee ka hawlgala deegaannada Somaliland, iyadoo shacabka loogu baaqay…