Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay

Madaxweynaha Somaliland oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka Israa’iil.

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Danjiraha Israa’iil u qaabilsan Somaliland, Michael Lotem, kaas oo u gudbiyey waraaqaha…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
A
Allbanaadir
Madaxweynaha Somaliland oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka Israa’iil.
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Danjiraha Israa’iil u qaabilsan Somaliland, Michael Lotem, kaas oo u gudbiyey waraaqaha…
Ka akhri Allbanaadir ↗
KT
Kaab TV
Madaxweyne Cirro oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka Israa’iil u qaabilsan Somaliland+Sawirro
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirka Israa’iil u qaabilsan Somaliland, Michael Lotem, munaasabad ka dhacday…
Ka akhri Kaab TV ↗
PP
Puntland Post
Hargeysa: Cirro oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay ergayga Israa’iil
Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cirro ayaa maanta waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Michael Lotem oo ah ergayga Israa’iil u soo magacowday
Ka akhri Puntland Post ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.