G
Goobjoog· 5 maalmood ka horSoomaaliya oo Ka Hor Timid Hirgelinta WhatsApp Usernames
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka Soomaaliyeed (NCA) ayaa si rasmi ah uga codsatay shirkadda Meta Platforms inay hakiso hirgelinta adeegga cusub ee “WhatsApp Usernames” gudaha Soomaaliya, iyadoo walaac laga muujiyay saameynta amni…
Warka oo dhammaystiran ka akhri Goobjoog ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Goobjoog.