G
Goobjoog
· 2 saac ka hor

Wasiir Beenebeene oo Golaha ECOSOC ee Qaramada Midoobay u soo Bandhigay Horumarka iyo Tubta Cusub ee Soomaaliya

Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamuud Cabdiraxmaan Faarax (Beenebeene), ayaa khudbad rasmi ah oo uu ka jeediyay shirka Heer Wasiir ee…

Warka oo dhammaystiran ka akhri Goobjoog
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Goobjoog.