G
Goobjoog
· 4 maalmood ka hor

IMO oo ku baaqday in si degdeg ah loo sii daayo 44 badmaax oo lagu haysto biyaha Soomaaliya

Hay'adda Caalamiga ah ee Badaha (IMO) ayaa ugu baaqday beesha caalamka inay si degdeg ah uga shaqeyso sii deynta 44 badmaax oo ay afduub ahaan ugu haystaan xeebaha Soomaaliya kooxa burcad-badeed ahi, iyadoo ka digtay in xaaladda bani'aadannimo ee maxaabiistaasi ay si weyn uga …

Warka oo dhammaystiran ka akhri Goobjoog
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Goobjoog.