SM
Shabelle Media Network
· 2 saac ka hor

Soomaaliya oo Yemen ka soo celisay 154 muwaadin

Soomaaliya oo Yemen ka soo celisay 154 muwaadin

MUQDISHO – Soomaaliya ayaa Yemen ka soo celisay 154 muwaadin Soomaaliyeed, iyadoo loo marayo barnaamijka dib-u-celinta ikhtiyaariga ah ee Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR).…