PP
Puntland Post
· 1 saac ka horDhaqaale

Booliska Puntland oo qabtay dad lagu eedeeyay ka ganacsiga maandooriyaha iyo hub sharci-darro ah

Booliska Puntland oo qabtay dad lagu eedeeyay ka ganacsiga maandooriyaha iyo hub sharci-darro ah

Taliska Qaybta Booliska gobolka Bari ayaa sheegay in uu xalay magaalada Boosaaso ka fuliyay howlgal qorshaysan oo lagu bartilmaameedsaday shabakad