G
Goobjoog· 6 saac ka horHindiya oo 44 qof Soomaali ah oo ku xukuntay xabsi daa’in kaddib lagu eedeeyay afduub markab
Maxkamad gaar ah oo ku taalla magaalada Mumbai ee dalka Hindiya ayaa xukun xabsi daa'in ah ku ridday 44 muwaadiniin Soomaali ah, kuwaas oo lagu helay dambiyo la xiriira burcad-badeednimo iyo afduub…
Warka oo dhammaystiran ka akhri Goobjoog ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Goobjoog.