KT
Kaab TV
·

Duulimaad Garowe iyo Muqdisho oo baaqday kadib shuruudda Aqoonsiga Qaranka

Duulimaad ka ambabixi lahaa magaalada Garoowe kuna sii jeeday Muqdisho ayaa saaka baaqday, kadib markii rakaabka gudaha dalka u safrayay laga dalbaday inay haystaan Kaarka Aqoonsiga Qaranka ee NIRA.…

Duulimaad Garowe iyo Muqdisho oo baaqday kadib shuruudda Aqoonsiga Qaranka | Hadda