G
Goobjoog· 3 saac ka horLibaan Axmed Xasan “Galmudug Waxay Mudan Tahay Hoggaan Mideeya Bulshada”
Libaan Axmed Xasan ayaa shacabka reer Dhuusamareeb uga mahadceliyay soo dhaweyntii ballaarneyd ee loogu sameeyay Garoonka Diyaaradaha Ugaas Nuur, isagoo sheegay in soo dhoweyntaasi ay ka tarjumeyso kalsoonida iyo rajada…
Warka oo dhammaystiran ka akhri Goobjoog ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Goobjoog.