Qaramada Midoobay oo ballanqaadday inay sii wadi doonto taageerada Soomaaliya kaddib xiritaanka UNTMIS

Qaramada Midoobay oo ballanqaadday inay sii wadi doonto taageerada Soomaaliya kaddib xiritaanka UNTMIS

New York – Qaramada Midoobay (QM) ayaa ballanqaadday inay sii wadi doonto taageerada ay siiso Soomaaliya, iyadoo adeegsanaysa hay’adaha, sanduuqyada iyo barnaamijyadeeda dalka ka howlgala, kaddib…