Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo ka hadlay dhammaadka hawlgalka UNTMIS ee Soomaaliya
Muqdisho – 31-ka Oktoobar, Hawlgalka Kaalmada Kala-guurka ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS) wuxuu soo afjari doonaa muddadii kala-guurka ee labada sano ahayd, isaga oo soo gabagabeynaya…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidaySM
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo ka hadlay dhammaadka hawlgalka UNTMIS ee Soomaaliya
Muqdisho – 31-ka Oktoobar, Hawlgalka Kaalmada Kala-guurka ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS) wuxuu soo afjari doonaa muddadii kala-guurka ee labada sano ahayd, isaga oo soo gabagabeynaya…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗KT
Qaramada Midoobay oo xaqiijisay inay sii wadi doonto taageerada Soomaaliya kaddib dhammaadka howlgalkeeda
Qaramada Midoobay ayaa xaqiijisay inay sii wadi doonto taageerada ay siiso Soomaaliya, inkastoo dhammaadka bishan Oktoobar uu soo afjarmi doono howlgalka ku-meelgaarka ah ee Qaramada Midoobay ee…
Ka akhri Kaab TV ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.