Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Ciidanka XDS oo Al-Shabaab Khasaare Xooggan ku Gaarsiiyey Jameeca

Ciidanka XDS oo Al-Shabaab Khasaare Xooggan ku Gaarsiiyey Jameeca

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa weerar culus oo saacado badan qaatay ku qaaday deegaanka Jameeca ee hoostaga degmada Buurhakaba ee gobolka Baay, halkaas oo ay fariisimo ku lahaayeen…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
RG
Radio Galgaduud
Ciidanka XDS oo Al-Shabaab Khasaare Xooggan ku Gaarsiiyey Jameeca
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa weerar culus oo saacado badan qaatay ku qaaday deegaanka Jameeca ee hoostaga degmada Buurhakaba ee gobolka Baay, halkaas oo ay fariisimo ku lahaayeen…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗
SM
Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegay inay Al-Shabaab jab xooggan ku gaarsiiyeen deegaanka Jameeca
Muqdisho – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa 26-kii Oktoobar weerar culus oo saacado badan qaatay ku qaaday deegaanka Jameeca, oo hoostaga degmada Buurhakaba ee gobolka Baay, halkaas oo ay…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.