Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay
Ciidamada Dowladda oo dib ugu laabtay Xero Shiino, saraakiil iyo askar la sheegay inay ku dhaawacmeen dagaalkii Leego
Xaaladda deegaanka Leego ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa weli ah mid kacsan , kaddib dagaal culus oo shalay halkaas ku dhexmaray ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dagaalyahanno ka tirsan…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayKT
Ciidamada Dowladda oo dib ugu laabtay Xero Shiino, saraakiil iyo askar la sheegay inay ku dhaawacmeen dagaalkii Leego
Xaaladda deegaanka Leego ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa weli ah mid kacsan , kaddib dagaal culus oo shalay halkaas ku dhexmaray ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dagaalyahanno ka tirsan…
Ka akhri Kaab TV ↗A
Dowladda Soomaaliya oo markii ugu horaysay ka hadashay dagaalkii Leego.
Ciidanka Dowladda oo sheegay in Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidanka Xoogga Dalka ay jab xooggan gaarsiiyeen maleeshiyaadka Al-Shabaab, kaddib dagaal culus oo ka dhacay…
Ka akhri Allbanaadir ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.