Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad oo Ka Qaybgalay Xil-wareejinta Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad oo Ka Qaybgalay Xil-wareejinta Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa ka qaybgalay munaasabadda xil-wareejinta Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
RG
Radio Galgaduud
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad oo Ka Qaybgalay Xil-wareejinta Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa ka qaybgalay munaasabadda xil-wareejinta Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗
SM
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad oo ka qeybgalay xil-wareejinta Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda
Muqdisho – Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa ka qeybgalay munaasabadda xil-wareejinta Wasaaradda Dekedaha…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay