KT
Kaab TV
·

Marxuum Axmed Xasan Rubac oo lagu dhex dilay qolkiisa jiifka ee Suuq Bacaad

AUN Marxuum Axmed Xasan Rubac ayaa lagu dhex dilay qolkiisa jiifka ee gurigiisa ku yaalla bartamaha Suuq Bacaad, degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho, iyadoo qoyskiisu ay dalbanayaan in cadaalad…