G
Goobjoog
· 2 maalmood ka horSiyaasad

AKHRISO: Maxaa looga hadlay kulankii golaha Wasiirrada ee maanta?

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagu soo bandhigay warbixin la xiriirta khatarta roobabka Super El Niño oo ay soo diyaariyeen Wasaaradda Beeraha iyo…

Warka oo dhammaystiran ka akhri Goobjoog
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Goobjoog.