DadkaMeelaha
HM
Horseed Media
· 13 saac ka horCaalamka

Pakistan oo martigelisay Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Iiraan xilli xiisadaha gobolka ay sii kordhayaan

Pakistan oo martigelisay Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Iiraan xilli xiisadaha gobolka ay sii kordhayaan

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Iiraan, Eskandar Momeni, ayaa gaaray magaalada Islamabad, halkaas oo uu ku soo dhaweeyay Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Pakistan, Mohsin Naqvi.

Warka oo dhammaystiran ka akhri Horseed Media
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Horseed Media.