SM
Shabelle Media Network
· 1 saac ka horAmni

Madaxweyne Deni: “Howlgalka Gaalkacyo waa fariin ku socota cid kasta oo ka shaqeynaysa wax ka dhan ah dowladnimada Puntland”

Madaxweyne Deni: “Howlgalka Gaalkacyo waa fariin ku socota cid kasta oo ka shaqeynaysa wax ka dhan ah dowladnimada Puntland”

Garoowe – Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka hadlay dagaalkii maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo, isagoo sheegay in howlgalka ay ciidamada Puntland fuliyeen uu ahaa fariin cad…