BS
BBC Somali
· 1 saac ka hor

Maxaadan ka ognahay Galkacyo? Puntland ma waxay qorsheyneysaa dagaal kale?

Maxaadan ka ognahay Galkacyo? Puntland ma waxay qorsheyneysaa dagaal kale?

Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in maamulka Puntland aanu aqbali doonin jiritaanka ciidan kale oo ka howlgala deegaannada Puntland oo ka amar qaata hay'ad ka baxsan maamulka Puntland.