Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay 32 daqiiqo ka hor

Dagaal ka socda magaalada Gaalkacyo

Dagaal ka socda magaalada Gaalkacyo

Dagaal ayaa saaka lixdii subaxnimo ka bilowday waqooyiga magaalada Gaalkacyo, kaas oo u dhexeeya ciidamada Puntland iyo ciidamada PSF oo

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
PP
Puntland Post3 saac ka hor
Dagaal ka socda magaalada Gaalkacyo
Dagaal ayaa saaka lixdii subaxnimo ka bilowday waqooyiga magaalada Gaalkacyo, kaas oo u dhexeeya ciidamada Puntland iyo ciidamada PSF oo
Ka akhri Puntland Post
SM
Dagaal ka socda Bariga Gaalkacyo oo sababay barakac iyo walaac amni
Gaalkacyo – Dagaal culus ayaa saaka ka qarxay Bariga magaalada Gaalkacyo, halkaas oo ay ku dagaallamayaan ciidamada Dowladda Puntland iyo ciidamada PSF ee la sheegay inay taageero ka helayaan…
Ka akhri Shabelle Media Network
JN
Jowhar News2 saac ka hor
Dagaal xoog leh oo saaka ka bilowday magaalada Gaalkacyo
Aug 05=(Jowhar)-Dagaal ayaa saaka lixdii subaxnimo ka bilowday waqooyiga magaalada Gaalkacyo, kaas oo u dhexeeya ciidamada Puntland iyo ciidamada PSF oo hadda ka tirsan dowladda federaalka…
Ka akhri Jowhar News
SM
Shabelle Media Network32 daqiiqo ka hor
Puntland oo sheegtay inay soo afjareyso dagaalka ka socda magaalada Gaalkacyo
Gaalkacyo – Dowladda Puntland ayaa sheegtay inay qaadayso tallaabooyin lagu soo afjarayo dagaalka iyo xiisadda ka taagan magaalada Gaalkacyo, iyadoo ciidamada ammaanka ay ka fuliyeen hawlgal amni oo…
Ka akhri Shabelle Media Network
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay