Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 1 saac ka hor

Puntland oo la wareegtay xeradii PSF ee Gaalkacyo

Puntland oo la wareegtay xeradii PSF ee Gaalkacyo

Ciidamada Puntland ayaa goordhaweyd la wareegay xerada PSF ee ku taalla duleedka beri ee magaalada Gaalkacyo, taas oo saacadihii la

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
PP
Puntland Post2 saac ka hor
Puntland oo la wareegtay xeradii PSF ee Gaalkacyo
Ciidamada Puntland ayaa goordhaweyd la wareegay xerada PSF ee ku taalla duleedka beri ee magaalada Gaalkacyo, taas oo saacadihii la
Ka akhri Puntland Post
G
Goobjoog1 saac ka hor
Ciidamada maamulka Puntland oo La Wareegay Xeradii PSF ee Gaalkacyo
Ciidamada Ammaanka maamulka Puntland ayaa la wareegay xarun ay hore u isticmaali jireen ciidamada PSF ee magaalada Gaalkacyo, kaddib dagaal Culus oo saaka halkaas ka dhacay
Ka akhri Goobjoog
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay