Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 1 saac ka hor

Puntland oo sheegtay in hubkii ka soo degay koonfurta Gaalkacyo loo waday dhankeeda

Puntland oo sheegtay in hubkii ka soo degay koonfurta Gaalkacyo loo waday dhankeeda

Madaxtooyada Puntland ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in dowladda federaalka ay deegaannadeeda ku soo daabulayso hub iyo ciidan,

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
PP
Puntland Post14 saac ka hor
Puntland oo sheegtay in hubkii ka soo degay koonfurta Gaalkacyo loo waday dhankeeda
Madaxtooyada Puntland ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in dowladda federaalka ay deegaannadeeda ku soo daabulayso hub iyo ciidan,
Ka akhri Puntland Post
HM
Horseed Media1 saac ka hor
Puntland oo war ka soo saartay dagaal maanta ka dhacay duleedka Galkacyo.
Dowladda Puntland ayaa war ka soo saartay dagaal subaxnimadii hore ee saaka ka dhacay xero ciidan…
Ka akhri Horseed Media
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay