Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 2 saac ka hor

Golaha Mustaqbalka oo ka digey dagaal ka dhaca Magaalada Galkacyo.

Golaha Mustaqbalka oo ka digey dagaal ka dhaca Magaalada Galkacyo.

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa si adag uga hadlay xaaladda colaadeed ee ka soo cusboonaatay Magaalada Galkacyo…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
HM
Horseed Media4 saac ka hor
Golaha Mustaqbalka oo ka digey dagaal ka dhaca Magaalada Galkacyo.
Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa si adag uga hadlay xaaladda colaadeed ee ka soo cusboonaatay Magaalada Galkacyo…
Ka akhri Horseed Media
SM
Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo dowlada ku eedeeyay inay hub sharci-darro ah ku daabulayo Gaalkacyo
Muqdisho – Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa si adag u cambaareeyay hub iyo ciidamo la sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, uu u daabulay magaalada Gaalkacyo, iyagoo ku…
Ka akhri Shabelle Media Network
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay