G
Goobjoog
· 1 saac ka hor

DEGDEG: Dagaal Culus oo Ka qarxay magaalada Gaalkacyo

dagaal Culus oo la isku adeegsaday madaafiic ayaa ka qarxay dhanka bari ee magaalada, ayadoo la sheegay in dagaalku uu u dhexeeyo ciidamo ka tirsan Puntland iyo kuwa PSF ee hadda hoostaga Dowladda…