Ciidamada maamulka Puntland oo La Wareegay Xeradii PSF ee Gaalkacyo
Ciidamada Ammaanka maamulka Puntland ayaa la wareegay xarun ay hore u isticmaali jireen ciidamada PSF ee magaalada Gaalkacyo, kaddib dagaal Culus oo saaka halkaas ka dhacay