Madaxweyne Xasan Sheekh oo la Filayo inuu Khudbad ka Jeediyo Golaha Guud ee QM

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la Filayo inuu Khudbad ka Jeediyo Golaha Guud ee QM

New York – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qaybgalay furitaanka Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay, oo ka socota xarunta…