PP
Puntland Post
·

Jariiban: Nin ku eedeysan dilka taliye Guuleed oo la qabtay

Jariiban: Nin ku eedeysan dilka taliye Guuleed oo la qabtay

Ciidanka Booliska Puntland ayaa sheegay in gacanta lagu dhigay nin ku eedeysan in uu dilay taliyihii saldhiga booliska degmada Jariiban