KT
Kaab TV
·

Beledweyne oo ku kala qeybsan doorashada Hirshabeelle iyo mustaqbalka Cali Guudlaawe

Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa maalmahan wajahaysa xaalad siyaasadeed oo sii kululaanaysa, kaddib markii ay soo baxeen bannaanbaxyo waaweyn oo looga soo horjeedo hannaanka loo…