KT
Kaab TV
· Siyaasad

Bannaanbax ka socda Beledweyne oo looga soo horjeedo doorashada Hirshabeelle

Magaalada Beledweyne waxaa maanta ka socda bannaanbax ay dhigayaan qaar ka mid ah shacabka, siyaasiyiinta, waxgaradka iyo odayaasha dhaqanka ee gobolka Hiiraan, kuwaas oo ka cabanaya habka loo…