KT
Kaab TV
· Adduunka

Ciidamada Xawaadle ee Afcad oo hub culus lasoo baxay, kana hor yimid doorasho ka dhacda Hiiraan+Sawirro

Deegaanka Afcad ee gobolka Hiiraan waxaa soo baxay ciidamo ka tirsan kuwa deegaanka oo wata hub kala duwan, oo ay ku jiraan qoryaha loo yaqaan Sniper-ka iyo hub culus, xilli gobolka uu ka taagan…