KT
Kaab TV
· Adduunka

Jalalaqsi: Haweeney ku dhaawacantay iska horimaad ka dhashay isu-soo-bax lagu taageerayay JSP

Hal haweeney ah ayaa la sheegay inay ku dhaawacantay degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan, kaddib markii ciidamo hubeysan ay farageliyeen isu-soo-bax lagu taageerayay Xisbiga Caddaaladda iyo…