KT
Kaab TV
·

Sanbaloolshe oo si kulul uga jawaabay Cali Cosoble, dhaqdhaqaaqyo ciidan oo ka socda Beledweyne

Xiisadda siyaasadeed ee ka taagan gobolka Hiiraan ayaa sii xoogeysanaysa, kaddib markii ay hadallo kulul is dhaafsadeen siyaasiyiin iyo mas’uuliyiin ku lug leh arrimaha siyaasadda Hirshabeelle.…