SM
Shabelle Media Network
· 2 saac ka hor

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo la kulmay odayaasha dhaqanka si loo xoojiyo dib u heshiisiinta bulshada

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo la kulmay odayaasha dhaqanka si loo xoojiyo dib u heshiisiinta bulshada

Baydhabo – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan la qaatay odayaasha dhaqanka Koonfur Galbeed, kaas oo diiradda lagu saaray doorka ay ku leeyihiin dib…