Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 3 saac ka hor
madaxweynaha Koonfur Sudan Oo Beddelay Guddoomiyihii Baanka Dhexe
Madaxweynaha Koonfur Sudan Salva Kiir oo xilka ka qaaday guddoomiyihii baanka dhexe Johnny Ohisa, isagoo bedel u magacaabay Addis Ababa Othow.
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayRD
madaxweynaha Koonfur Sudan Oo Beddelay Guddoomiyihii Baanka Dhexe
Madaxweynaha Koonfur Sudan Salva Kiir oo xilka ka qaaday guddoomiyihii baanka dhexe Johnny Ohisa, isagoo bedel u magacaabay Addis Ababa Othow.
Ka akhri Radio Dalsan ↗RG
Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirrada Konfur Galbeed
Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta guddoomiyey kulanka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Dowladda Koonfur Galbeed, kaas oo…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.