Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 6 saac ka hor

Guddoomiyihii Hore ee Awdiinle iyo 150 Maleeshiyaad ah oo Isku Soo Dhiibay Ciidamada Qaranka

Wasaaradda Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in Guddoomiyihii hore ee deegaanka Awdiinle ee Gobolka Baay, Ibraahim Kalaay, iyo ku dhowaad 150 maleeshiyaad ah ay maanta waqtiyo kala duwan isku…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog1 maalin ka hor
Guddoomiyihii Hore ee Awdiinle iyo 150 Maleeshiyaad ah oo Isku Soo Dhiibay Ciidamada Qaranka
Wasaaradda Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in Guddoomiyihii hore ee deegaanka Awdiinle ee Gobolka Baay, Ibraahim Kalaay, iyo ku dhowaad 150 maleeshiyaad ah ay maanta waqtiyo kala duwan isku…
Ka akhri Goobjoog
RJ
Radio Jowhar6 saac ka hor
Guddoomiyihii Hore ee Awdiinle iyo 150 Maleeshiyaad oo Isku Soo Dhiibay DF
Guddoomiyihii hore ee deegaanka Awdiinle ee Gobolka Baay, Ibraahim Kalaay, oo ay la socdaan qiyaastii 150 maleeshiyaad ah, ayaa waqtiyo kala duwan oo maanta ah isku soo dhiibay Ciidamada Qaranka ee…
Ka akhri Radio Jowhar
RJ
Radio Jowhar6 saac ka hor
Aadan Madoobe Oo La Kulmay Guddoomiyihii Hore Ee Awdiinle Oo Ku Biiray Maamulka Koofur Galbeed
Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa maanta kulan ku qaabilay guddoomiyihii hore ee deegaanka Awdiinle, Ibraahim Maxamed Nuur (Kalaay), kaas oo shalay isaga…
Ka akhri Radio Jowhar
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.