G
Goobjoog
· 1 maalin ka hor

Hoggaamiyaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed oo ku dhawaaqay golihiisa wasiirrada

Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa magacaabay Golihiisa cusub ee wasiirrada oo ka kooban wasiirro, ku xegeenno, iyo wasiir dowleyaal.

Warka oo dhammaystiran ka akhri Goobjoog
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Goobjoog.