RJ
Radio Jowhar
·

Wada-hadallo lagu mideynayo mucaaradka oo u socda Deni, Farmaajo, Khayre, Cumar Cabdirashiid iyo CCW

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in wada-hadallo hoose ay socdaan oo lagu doonayo in la isu keeno garabyada kala duwan ee mucaaradka Soomaaliya, iyadoo la raadinayo mowqif siyaasadeed oo mideysan, gaar…