Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Jubbaland oo Cambaareysay Duqeyn Lagu Beegsaday Guriga General Mahad Aadan ee Doolow

Jubbaland oo Cambaareysay Duqeyn Lagu Beegsaday Guriga General Mahad Aadan ee Doolow

KISMAAYO – Dowladda Jubbaland ayaa si adag u cambaareysay weerar cirka ah oo ay sheegtay in diyaaradaha dagaalka ee Turkiga ay ka geysteen degmada Doolow ee gobolka Gedo, kaas oo lagu beegsaday…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
SM
Jubbaland oo Cambaareysay Duqeyn Lagu Beegsaday Guriga General Mahad Aadan ee Doolow
KISMAAYO – Dowladda Jubbaland ayaa si adag u cambaareysay weerar cirka ah oo ay sheegtay in diyaaradaha dagaalka ee Turkiga ay ka geysteen degmada Doolow ee gobolka Gedo, kaas oo lagu beegsaday…
Ka akhri Shabelle Media Network
RJ
Radio Jowhar
Khayre oo Cambaareeyay Weerarkii lagu qaaday guriga Janaraal Mahad ee Doolow
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa si adag uga hadlay weerarkii xalay lagu qaaday hoyga uu degmada Doolow ee gobolka Gedo ka degan yahay Taliyihii hore ee Ciidanka…
Ka akhri Radio Jowhar
RJ
Radio Jowhar
Sheekh Shariif oo DF ku eedeeyay duqeyntii lala beegsaday guriga Taliye Mahad ee Doolow
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa war kasoo saaray weerarkii xalay ka dhacay degmada Doolow ee gobolka Gedo, kaas oo lagu beegsaday hoyga uu halkaasi ka degan yahay…
Ka akhri Radio Jowhar
SM
Farmaajo oo cambaareeyay weerarkii lagu dhaawacay Janaraal Mahad Cabdiraxmaan
MUQDISHO – Madaxweynihii 9-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa caafimaad degdeg ah Alle uga baryay Janaraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan, oo kamid ah…
Ka akhri Shabelle Media Network
RJ
Radio Jowhar
Lafta gareen oo Cambaareysay Duqeymo F-16 Loo Adeegsaday oo Ka Dhacay Doolow iyo Baydhabo
Xafiiska Madaxweynihii hore ee Koofur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa soo saaray war-saxaafadeed uu si adag ugu cambaareeyay duqeymo cirka ah oo maamulka sheegay in…
Ka akhri Radio Jowhar
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.