Ugu yaraan 15 qof oo ku geeriyooday doon rakaab oo ku degtay Harada Kariba ee Zimbabwe
Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhintay, halka 27 qof oo kale weli la la’yahay, kadib markii doon rakaab oo buux-dhaaf ah ay ku rogmatay Harada Kariba ee dalka Zimbabwe.