A
Allbanaadir
·

Golaha Mustaqbalka oo ka shiray martiqaadka Xasan Sheekh.

Xubnaha Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa caawa kulan ku yeeshay guriga madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, iyagoo ka hadlay martiqaadka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud…